None
NO
Comment on Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay isgoyska ‘KM 4’ ee magaalada Muqdisho(Masawiro) by Axmed Caaqil
Axmed Caaqil
Comments for Halgan
In reply to <a href="https://halgan.net/2013/05/qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-isgoyska-km-4-ee-magaalada-muqdisho/#comment-30794">Mahmud Libaan</a>.
inaa lilaah: Qaraxdii uu kan ugu dambeeyey ee Shabaabku ay sheegteen waxaa ku dhintay dad aan ka yarayn Boqol oo shacab ah!!!! Maxaa lagu laayey dadkaas? maxaase lagaga jawaabi doonaa Allaah hortiisa? waa yaab runtii,iyadoo waliba uu wali farriin soo dirayo Madaxa Shabaabkuna oo ah in la sii badiyo qaraxyada!!!!!