waa dad markay ogaadeen in dadku ogaaday beentooda faraha badan ayay waxay dhaheen beentiina waa la bartay website ay dadku ku kalsoon yihiin jabsada oo halkaa ku faafiya been abuuradiina, taasina waxay muujinaysaa inay hada marayaa nafla caari heer ay gaareen inay tuugo isu badalaan