None
NO
Comment on Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay isgoyska ‘KM 4’ ee magaalada Muqdisho(Masawiro) by Boodhle
Boodhle
Comments for Halgan
maxaad kale oo aad ka sugaysaan, waxan iyo Wax ka daran ayay samayn doonaan, waana ficilada lagu yaqaan, marka qofku diinta sida gamuun la ganay uga siibto. waxaa ila haboon in si wada jir ah la isaga caabiyo
kooxahan marin habowsan iyada oo la adeegsanayo qori,qalin, kharashba.