None
AF
Iiraan oo dalbanaysa tanaasulaad ka yimaadda Maraykanka ka hor inta aan dib loo furin Gacanka Hormuz
[]
Horseed Media
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Iiraan ayaa mar kale sheegtay in Maraykanku uu marka hore buuxiyo shuruudaha Tehran, ka hor inta aan dib loo furin marinka muhiimka ah ee Gacanka Hormuz.