Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan kula qaatay nabadoonnada iyo odayaasha dhaqanka ee Gobolka Mudug. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee Gobolka Mudug, gaar ahaan dhinacyada amniga iyo horumarka sida mashaariicda horumarineed ee Dowladda Puntland ka waddo Gobolka Mudug, oo ay ka midyihiin dhamaystirka jidka isku xira […]