None
EN
Suldaan Cabdiqani Qorane iyo Xusuustiisa Colaaddii Qoriley
[]
Puntland Post
Kullammadaas waxay horseedeen in Suldaan Qorane, sida uu sheegay, uu la kulmay Madaxweynihii Puntland Cabdiweli Gaas.
Xiriirkaas wuxuu ka badbaadin lahaa Suldaan Qorane inuusan meel ka dhac geysanin iyo inuusan oggolaansho la’aan u bixinnin xogta kulammadaas gaarka ah.
Suldaan Qorane hadal sumacad-dilis ah oo aan sal iyo baar toonna lahayn ayuu Geed-Fadhi iyo daawadayaashooda la wadaagay.
Madaxweyne Deni oo ka hadlayay xiriirka Puntland iyo maamulka Somaliland wuxuu si cad u yiri : ”Somaliland danaheeda way raacan kartaa”.
Way fiicnaan lahayd Suldaan Cabdiqani Qorane inuu la noqdo hadalladii uu la wadaagay Geed-Fadhr.