None
SO
Golaha Shacabka oo Ka Dooday Heshiiska Aaga Ganacsiga Xorta ah ee Afrika
[]
SBC Somali TV
Kalfadhiga 7-aad, kulankiisa labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay xarunta Golaha Shacabka, iyada oo kulankaasi uu shir guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka labaad, Cabdullaahi Cumar Abshirow, Ajendaha ugu weyn ee kulanka ayaa ahaa Akhrinta labaad ee Heshiiska Aaga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika (AfCFTA). Heshiiskaan waa heshiis istiraatiiji ah oo lagu doonayo […]