None
EN
Guddigii Dib-u-heshiisiinta iyo Nabad raadinta Soomaaliyeed oo Hargeysa ku qabtay shir jaraa’id
[]
Halgan
Hargeysa:-Guddigii Dib-u-heshiisiinta iyo Nabad raadinta Soomaaliyeed ee ay Culimada Kaga dhawaaqeen Magaalada Laascaanood kadib shirkii Garowe ayaa shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa. 1-Baaq nabadeed oo ay Culimada Soomaaliyeed oo ku baaqay in Dadka Soomaaliyeed la dhex dhigo. 2-Guddigii Dib-u-heshiisiinta iyo Nabad raadinta Soomaaliyeed oo Hargeysa ku qabtay shir jaraa’id. M_M DeeqHalgan.net