None
AF
Lix Markab oo Shidaal Qaada oo Sacuudi ah oo Ka Leexday Gacanka Cadmeed Kadib Hanjabaadaha Xuutiyiinta
[]
Horseed Media
Lix markab oo waaweyn oo Sacuudi ah, midkiiba qaadi kara ilaa laba milyan oo foosto oo shidaal ceeriin ah, ayaa ka baaqsaday marinka Bab el-Mandeb, iyagoo doortay inay ku wareegaan koonfurta Afrika kadib hanjabaado ay Xuutiyiintu u jeediyeen maraakiibta Sacuudiga.