None
AF
Spain oo sheegtay in muhaajiriintii faraha badnaa ee galay Ceuta ay ka baxayaan, iyadoo 67 qof ay dhinteen
[]
Horseed Media
Spain ayaa sheegtay in ku dhowaad dhammaan muhaajiriintii si aan kala sooc lahayn ugu galay dhulka Ceuta ay dib ugu laabteen Morocco, kaddib qulqulatooyin sababay dhimashada ugu yaraan 67 qof.