None
AF
Shir Madaxeedka AUSSOM oo ka furmay Kampala
[]
Horseed Media
Shir Madaxeedka 2-aad ee aan caadiga ahayn, kaas oo ay isugu yimaadeen madaxda dowladaha iyo hoggaamiyeyaasha dalalka ciidamadu ka joogaan Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), iyo sidoo kale hoggaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.