None
AF
Maraykanka iyo Sacuudiga oo duqeeyay maleeshiyaad Ciraaqi ah oo Iran taageerto
[]
Horseed Media
Ciidamada Difaaca Dadweynaha Ciraaq (PMF), oo ah dallad ay ku mideysan yihiin maleeshiyaad xiriir dhow la leh Iran, ayaa sheegay in Maraykanka iyo Sacuudigu ay Arbacadii duqeeyeen xarumo ay ku leeyihiin guud ahaan dalka Ciraaq.