None
AF
Iiraan oo Ka Nasatey Duqeymihii Maraykanka Habeenkii Ugu Horreeysey
[]
Horseed Media
Afhayeenka Wasaaradda Caafimaadka Iiraan, Hossein Kermanpour, ayaa sheegay in habeenimada Sabtida ay ahayd mid deggan, isla markaana aysan jirin weerarro cusub oo la diiwaangeliyay.