None
AF
Qiimaha Shidaalka oo Sare u Kacay iyo Maraykanka oo Heshiis Nukliyeer la Saxiixday Sacuudiga
[]
Horseed Media
Qiimaha shidaalka dunida ayaa si weyn kor ugu kacay iyadoo xiisadaha Bariga Dhexe ay mar kale cirka isku shareereen, kaddib weerarro lagu qaaday maraakiib shidaal oo Sacuudigu leeyahay iyo hanjabaado cusub oo ka dhan ah Iran. Isla waqtigaas, Maraykanka iyo Sacuudiga ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhinaca tamarta nukliyeerka ah, arrin sii kordhisay dareenka suuqyada caalamiga ah.