None
SO
Maxkamadda gobolka Banaadir oo cafis u fidisay Axmed Madoobe
[]
SBC Somali TV
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay burisay dacwadda ciqaabeed ee loo heystay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe), taasi oo la soo saarey 27/11/2024. Sida ku cad warqad ka soo baxday Maxkamadda oo nuqul kamid ah ay heshay Mustaqbal Media ayaa lagu tilmaamay in go’aanka laalida […]