None
SO
Iiran oo shaacisay meelaha ay bartilmaameedsan doonto haddii Mareykanku soo weeraro
[]
SBC Somali TV
Cali Shamkhani, oo ah la-taliye sare oo u dhow Hoggaamiyaha Sare Ayatollah Cali Khamenei, ayaa digniin u diray isagoo ku qoray barta X, in tallaabo kasta oo militari ah oo Mareykanku qaado—heer kasta ha noqotee—loo arki doono “ku dhawaaqid dagaal” isla markaana si degdeg ah looga jawaabi doono. Shamkhani waxa uu intaa ku daray in […]